Al Shabaab oo shaacisay in qarax ku dileen Injineer u dhashay dalka Shiinaha

Qaraxyo nuuca miinada dhulka lagu aaso ayaa lagu weeraray ciidamo katirsan dowladda Kenya oo ilaalo u ahaa Injineer u dhashay dalka Shiinaha oo shaqo ka waday deegaano hoostaga magaalada Lamu ee dalka Kenya. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in qaraxyada miino ay ka dhaceen inta u dhaxeeysa deegaannada Ijaara iyo Sangaa’ilow ee Magaalada laamu, waxaana … Continue reading Al Shabaab oo shaacisay in qarax ku dileen Injineer u dhashay dalka Shiinaha